Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala gudaha magaalada caasimada ah ee Muqdisho waxay howlgal xooggan oo qarax ah la beegsadeen, fariisin ciidan oo maleeshiyaadka Riddada ay kaga suganyihiin qaybo ka mid ah degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho.
Qaraxan ayaa si gaar u beegsaday maleeshiyaad murtadiin ah oo ku sugnaa fariisinka xaafadda Al-naciim ee degmada Dharkenley, waxaana halkaas ka dhashay khasaare kala duwan oo soo gaaray murtadiinta.
Qaraxan ka dhacay degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho ayaa qayb ka ah howlgallada mujaahidiinta ee ka dhanka ah saliibiyiinta iyo dabadhilifyadooda murtadiinta.