Filimkan oo heerkiisu sarreeyo waxa si aad ah loogu lafo guray ama la is barbar dhigay manaahajita qaldan ee ay gaaladu soo waaridday iyo manhajka suuban ee xarakadu ay qortay ee waafaqsan Diinta Islaamka.
Waxa tooshkaa lagu ifiyay hay’ad gaaleedka UNESCO, taasoo filimku uu fashiliyay dagaal maskaxeedka ay ku soo qaaday wadamada Muslimiinta.
Filimka waxa lagu soo daray xafladdii lagu soo bandhigayay manhajkii Xarakadu ay soo saartay ee dugsiyada Hoose iyo Dhexe.
Halkan Hoose Ka Fiirso Filimka oo dhamaystiran.
https://archive.gnews.to/index.php/s/yaXnHsMXHFrwKzX