Iyadoo Maalinta Bari ah oo ah Sabti ay tahay maalinta kowaad ee Ciidul Adxaa waxa uu webseydka Calamada idiin soo gudbinayaa muxaadaro ku aadan aadaabta ciida iyo Udxiyada.
Muxaadaradan qayimka ah waxaa soo jeedinaya Sheekh Cabdi Raxmaan Firin Allaah ha dhowra.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Aadaabta Ciida Iyo Udxiyada.
Calamada.com