Maktabka Warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxa uu baahiyay Bayaan kasoo baxay Mujaahidiinta kaasi oo lagu difaacayo Sharafka Nabigeena Muxamed صلى الله عليه وسلم oo dhawaan ay Aflagaadeeyeen Mushrikiinta gaalada Hindiya.
Bayaankan waxey Shabaabul Mujaahidin sidoo kale ku taageereen Malaayiinka Muslimiinta ee daafaha caalamka ka dhigayo dibad baxyada lagu difaacayo Sharafka Nabigeena Muxamed صلى الله عليه وسلم oo dhawaan ay Aflagaadeeyeen Mushrikiinta gaalada Hindiya.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Bayaanka.
Halkan Hoose Ka Akhriso Bayaanka.