Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerarkii cagmarinta ahaa ee saaka ka dhacay deegaanka Ceelbaraf ee gobolka Sh/dhexe.
Dad goob joogayaal ah ayaa warbaahinta uga sheekeeyay sidii ay wax udhaceen waxayna sheegeen in weerar ku billaawday qaraxyo lagu beegsaday saldhigga ciidamada Burundi kadibna uu bilaawday dagaal culus.