Howlgal qorsheysan waxey ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ka fuliyeen xaafada Black-sea ee degmada hodan ee magaaladan Muqdisho.
Mujaahidiintu waxey xaafada Black-sea ku dileen askari ka tirsanaa maleeshiyaatka kooxda ridada gaar ahaan qeybta booliska.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey ganiimeysteen qorigii uu ku hubeysnaa askariga ay dileen, Waxa uu dilkan kusoo aadayaa xilli mudooyinkii dambe Mujaahidiintu ay sii kordhiyeen howlgalada ay ka fulinayaan gudaha magaaladan muqdisho.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.