Xog dheeraad ah waxaa laga helayaa dil qorsheysan oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gudaha degmada afgooye ee wilaayada shabeelada hoose.
Dilkan waxaa loo geystay Guudle Cumar Caliyoow oo ka mid ahaa ergoorinka xildhibaanada ridada gaar ahaan kuwa maamul gobaleedka ashahaado la dirirka ah ee isku magacaabay koonfur galbeed.
Dhanka kale ciidamada Mujaahidiintu waxey weerar qorsheysan oo ay ku qaadeen saldhiga saliibiyiinta kenya ee deegaanka Konton ee gobalka Wajeer ee dhulka NFD ee kenya xooga ku heysato waxey ku dileen hal askari oo kenyaati ah.
Weerarkan waxa uu imaanayaa xilli sidoo kale ciidamada Mujaahidiintu qarax la beegsadeen saldhiga murtadiinta ee degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.
Calamada.com