Idaacada Islaamiga Al-andalus waxey baahisay dardaaran qayim ah oo uu ka tagay Al-istish-haadi Yuusuf Cusmaan Axmed oo ah halyeygii fuliyay camaliyadii istish-haadiyada ee dhawaan ka dhacday magaalada Beledweyne taasi oo lagu laayay saraakiil ka tirsanaa maamul gobaleedka hirshabeelle iyo xubno kale oo musharixiin ahaa.
Al-istish-haadi Yuusuf Cusmaan ayaa ka dhashay beesha gaaljecel gaar ahaan juffada Makaahiil, Waxa uu dardaaran qayim ah kaga tagay waalidiintiisa,mujaahidiinta iyo guud ahaan muslimiinta, Isagoo hanjabaad adag u diray kufaarta iyo murtadiinta.
Halkan Ka Dhageyso Dardaaranka Al-istish-haadi Yuusuf Cusmaan Axmed.