Idaacada Islaamiga Al-andalus waxey baahisay wareysi ay la yeelatay mid ka mid ah raggii camaliyaatka istish-haadiyada ku daah furay weeraro cag marin ah oo dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmooyinka Kaxda iyo Yaaqshiid.
Al-istish-haadi Cali Cumar Ibraahim oo ku magacdheeraa duceysane waxa uu camaliyad ku daahfuray weerar cag marin ah oo ka dhacay degmada yaaqshiid, Waxa uu halyeygaan ka dhashay beesha baada cadde gaar ahaan juffada Afgaab.
Duceysane ayaa dardaaran qayim ah kaga tahay waalidiinta iyo ehelkiisa iyo guud ahaan muslimiinta, Isagoo dhanka kale hanjabaad adag u diray kufaarta iyo murtadiinta.
Halkan Ka Dhageyso Dardaaranka Al-istish-haadi Duceysane.
Calamada.com