Habeenkii xalay waxey ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab weeraro ballaaran oo cag marin ah ku qaadeen xero ciidanka federaalka ay ku leeyihiin gudaha magaaladan Muqdisho.
Saldhigyada cagta ay mariyeen ciidamada Mujaahidiintu waxaa ka mid ah saldhiga degmada kaxda, midka deegaanka ceeljannaale oo difaac u ah kaxda, xero ciidan oo ku taala degmada yaaqshiid, Waxey sidoo kale mujaahidiintu xalay si buuxda ula wareegeen oo ay u maamulayeen xaafadaha qaar ee magaalada Muqdisho.
Sawirka kor idiin kaga muuqda waa saldhiga degmada kaxda oo ka mid ahaa xeryahii murtadiinta ee xalay mujaahidiintu cagta mariyeen.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Xogta Oo Dhameystiran.