Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey howlgala qorsheysan xalay ka fuliyeen gudaha magaaladan Muqdisho.
Howlgalka hore waxa uu ka dhacay degmada dharkenley waxeyna mujaahidiintu ku dileen sarkaal labo xidigle ah oo lagu magacaabi jiray cabdullaahi ow cali qulqul.
Weerarka xiga waxa uu ka dhacay agagaarka xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia waxeyna Mujaahidiintu howlgalkan ku dileen safiya abuukar karaani oo aheed agaasimihii qeybta maaliyadda ee wasaarada shaqada iyo shaqaalaha kooxda ridada.
Sidoo kale ciidamada Mujaahidiintu waxey afar qarax la beegsadeen saldhiga degmada wardhiigley waxaana ku dhaawac saddex askari oo murtadiin ah.
Degmada Kaaraan gaar ahaan suuqa weyn waxey mujaahidiintu ku dileen askari ka tirsanaa ridada, Waxey howlgaladan kusoo aadayaa xilli shalay Mujaahidiintu qarax ku dileen Cabdullaahi Cali Kuusow oo ahaa madaxii canshuuraha maamulka kooxda ridada ugu magacaaban degmada dharkenley.
Calamada.com