Bayaan kasoo baxay Ururka Al Qaacidda ee faraca Jaziiraddda Carabta ayaa lagu sheegay in duqeyn xagga cirka ah lagu dilay hoggaamiye sare oo katirsanaa Mujaahidiintaas.
Mu’asasada Al Malaaxim ayaa faafisay bayaanka lagu xaqiijinayo Istish-haadka madaxii caskarigaee Mujaahidiinta Al Qaacidada Jaziiradda Carabta Sheekh Saalax Bin Saalim oo ku magac dheeraa Abuu Cumeyr Al-Xadrami.
Bayaanka ayaa lagu sheegay in Al Xadrami uu ahaa hoggaamiye taariikh soo jireen ah ku leh Jihaadka islamarkaana uu kamid ahaa gacanyarayaashii Sheekh Osama Bin Laden amiirkii hore mujaahidiinta Al Qaacidda.
Sheekh Abii Cumeyr Al-xadrami ayaa ku shihiiday duqeyn diyaaradaha dowladda saliibiyadda Mareykanka ka geysteen dalka Yemen.
Halkan Hoose Ka Aqriso Bayaanka Mujaahidiinta.