Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen degmada Wardhiigley ee magaaladan Muqdisho waxey ku dileen ku dileen Ismaaciil Maxamed Aadam.
Ninkan ay mujaahidiintu ku dileen degmada Wardhiigley waxa uu ka mid ahaa ergooyinka soo doorta xildhibaanada kooxda ridada soomaaliya.
Dilkan murtadkan waxa uu kusoo aadayaa xilli maalmo ka hor ciidamada Mujaahidiintu ku dileen deegaanka ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho labo askari oo ka tirsanaa maleeshiyaatka federaalka kuwaasi oo lagu kala magacaabi jiray Maxamed Iimaan Maxamed iyo Axmed Saban.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.