Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshababa waxey saaka dagaal culus ku qaadeen degamda Balcad oo ay saldhigyo waaweeyn ku leeyihiin askarta burundi iyo kuwa hirshabeelle.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey cagta mariyeen koontarooladii maleeshiyaatka ridada ee duleedka balcad kadibna waxa uu dagaal culus gudaha degmada ku dhexmaray ciidamada Shabaabul Mujaahiidin oo dhinac ah iyo askarta kufaarta burundi iyo kuwa murtadiinta oo isku dhinac ah.
Ugu dambeyntii waxey ciidamada Mujaahidiintu si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta degmada balcad, Iyadoo askartii kufaarta burundi iyo kuwii murtadiinta dagaal looga saaray degmada.
Halkan Ka Dhageyso Xogta Hordhaca Ah Ee Qabsashada Balcad.
Calaamda.com