Xarunta baarlamaanka maamul gobaleedka la magac baxay soomaaliland waxaa isku gacan qaaday xildhibaana ka tirsan maamulkaas.
Labo xildhibaan oo lagu kala magacaabo Khadar guun iyo Maxamed khadar ayuu si gaar ah gacan ka hadalka u dhexmaray, Waxaana gudaha xarunta soo galay maleeshiyaatka somaliland kuwaasi oo rasaas nool nool u adeegsaday kala celinta xildhibaanada gacan qaadka uu dhexmaray.
Halkan Hoose Ka Daawo Gacan Ka Hadalka Xildhibaanada Somaliland.