Warar dheeraad ah waxaa laga helayaa qarax culus oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin la beegsadeen kolanyo askar kenyaati ah oo ku socdaalayay deegaano ka tirsan gobalka Gaarisa ee dhulka NFD ee kenya gumeysato.
Kolanyada saliibiyiinta kenya ah ee qaraxa lala beegsaday ayaa ku socdaalayay inta u dhaxeysa deegaanada libooya kenya iyo dhamaajaaley, Waxa uu qaraxa haleelay gaari BG ah oo kolanyada qeyb ka ahaa.
Gabi ahaan gaariga ayaa goobta ku basbeelay waxaa sidoo kale qaraxa ku baqtiyay 20 askari oo saliibiyiinta kenya ah.
Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxey muddooyinkii dambe si gaar ah usoo kordhiyeen weerarada ka dhanka ah saliibiyiinta kenya ee ay ka fulinayaan dhulka NFD iyo gobalka Laamuu.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.