Waxaa sii kordhaya khasaaraha shisheeyaha lagu gaarsiiyay weerar madaafiic ah oo maanta ciidamada Mujaahidiintu ku garaaceen xerada yugandheyska ee degmada buula mareer ee wilaayada shabeelada hoose.
16 madfac ayey mujaahidiintu ku garaaceen xerada kufaarta afrikaanta ee buula mareer waxeyna madaafiicda ku wada dhaceen gudaha xerada.
Inta la xaqiijiyay waxaa madaafiicdaas ku baqtiyay Labo askari oo yugandheys ah waxaana ku dhaawacmay (15) shan iyo toban askari oo isla yugandheyska ah.
Diyaarado elecobtar ah oo xerada soo caga dhigtay ayaa goobta ka daabulay baqtiyada iyo dhaawacyada askarta Uganda, Waxeyna duqeyntaan kusoo xilli saacadihii lasoo dhaafay weeraro qorsheysan oo mujaahidiintu ay ka fuliyeen dhulka NFD ee ku hoos jira gumeysa kenya lagu dilay saddex askari oo saliibiyiinta kenya ah.
Calamada.com